Maanta oo taariikhdu ku beegantahay 31/08/2023 marka ey saacadu eheed 09:28:023 AM waxaa lacabiray ceelka kaabuul ee deegaanka bursha sheekh.
Bursha shekh waxaa ey ceel heshay 22/10/2018
Waxaana ow go,ay 18/08/2022 balse dadaal badan ka dib rejo ayey qabtaa in deegaanka ceel laga helo.
Deegaanka ceeshu kama dhawo oo waa ka fogaadeen roobki eegaha ama galowda biyo gelin jirane waa yaraade.
Roobabku hadey sidi larabay u di,in dadka iyo duunyadu waxaa ey ku dhawaanaayaan iney deegaanka ka barakacaan biyo la,aan darteed.
Hadase wakhti dhow ayow sugaa deegaanku Riigi biyaha duri lahaa inow soo gaaro insha allah.
From Blogger iPhone client


