Maanta oo taariikhdu tahay 07/06/024 waxaa aroor hore kabaxay xamar riig inow bursho shekh gaaro lagu wado riigaas oo ceel biyood hore uga qodnaa sanado kadib cilado lasoo dersay darteed u bur buray.
Riiga ayaa larejeyhaa inow gaaro deeganka bursho wakhtiyada soo dhow si aw dib uga hirgeliyo biyo bulshadu ka cabto deegaankaas.
Tuulada bursho waxaa ey dhibane u tahay ama ladaalaa dhecee talaxumo bulshada iyo deegaanka dhibaato ku ah talo xumadaas iyo hagar daamada deegaankune intey socdaan dadka iyo deegaankube dhibane ayey ahaanaayaan.
Waxaa maanta oo taarikhdu tahay gaaray deegaanka bursha sheekh Riigi inow duro laga rabo ceelki horay u halaabay inow dib usii duraa bursho dhalinyaro deegaankaa ayaa in badan isu xilqaamay iney biyo hesho iyadoo hada Riigi u taaganyahay maalmaha nagu soo aadane biyo laga rejeynaayo insha allaah.







